Xagla Toosiye Oo La Weydiiyay In Uu Garoowe Ku Sii Jeedo + Jawaabta Uu Ka Bixiyay

Wasiirkii Hore ee Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay wararka sheegaya in uu tagi doono Magaaladda Garoowe, halkaasna uu ka soo jeedsan doono.

Saleebaan Ciise Axmed ayaa xusay in uu warkaasi yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn isla markaana la buunbuuniyay.

“In kasta oo ay maanta Ciid Tahay oo ay mudan tahay in lagu eekaado uun Hambalyada Ciida, hadana warkaasi waa mid been ah, waxna kama jiraan, waa been la buunbuuniyay, mar aan iminka ahayna si balaadhan ayaan uga hadli doonaa” ayuu yidhi Saleebaan Ciise Axmed 

Facebook Comments

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*