Madaxii hore ee cadaalada ee dalka Pakistan oo loo soo magacaabay ra’iisul wasaare ku meel gaar ah

Madaxii hore ee cadaalada ee dalka Pakistan Nasir-Ul-Mulk ayaa maanta oo isniin ah loo magacaabay inuu noqdo ra’iisul wasaare ku meel gaar ah.
Waxaa uu xilkaasi sii hayn doonaa ilaa iyo 25-ka bisha toddobaad ee sanadkan oo ay dalka Pakistan ka dhici doonto doorashada guud.
Militariga Pakistan oo talinayay tan iyo sanadii 1947-dii ayaa iska fogeeyay inuu faragelin ku hayo siyaasadda dalkaasi.

Facebook Comments

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*